New Arrivals/Restock

Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga: Horumar, Dibudhac, iyo Dibuhinqasho (Taxanaha Cilmibaarista Xarunta Dhaxalreeb) (Somali Edition)

flash sale iconLimited Time Sale
Until the end
13
04
39

$10.46 cheaper than the new price!!

Free shipping for purchases over $99 ( Details )
Free cash-on-delivery fees for purchases over $99
Please note that the sales price and tax displayed may differ between online and in-store. Also, the product may be out of stock in-store.
New  $17.44
quantity

Product details

Management number 233632574 Release Date 2026/06/27 List Price $6.98 Model Number 233632574
Category

ee ay diyaariso Xarunta Horumarinta Hoggaaminta Dhaxalreeb. Soo saaridda buuggan Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga waxa ay qayb ka tahay hindisaha Xarunta Dhaxalreeb ee fursad loogu abuurayo aqoonyahannada jiilka cusub in ay xog iyo xikmad kala haraan dadkii waayo hore u soo joogay.Buugga waxa lagu soo uruuriyay aragtiyada iyo waaya-aragnimada xeeldheerayaal afka iyo suugaanta Soomaaliyeed u dhuundaloola. Waxa uu akhristaha u suurtagelinayaa in uu si qumman uga bogto labeenta aqoonyahannada mowduucan.Buugga waxa uu u habaysan yahay cutubyo mid waliba si qotodheer loogu soo qaadayo mowduuc gaar ah oo la xariira farta iyo afka Soomaaliyeed: taariikhda qorista, qorista farta iyo waxbarashada, cilmibaarista afka, iyo suugaanta. Su'aalaha buugga uu ka jawaabayo waxaa ka mid ah: Maxaa farta Laatiin-ka looga doorbiday Carabiga iyo Cusmaaniyada? Yaa curiyay farta rasmiga ah ee Soomaalidu maanta adeegsato? Saamayn intee le'eg ayay qorista farta ku yeelatay waxbarashada? Waamaxay xiriirka ka dhexeeya afka iyo suugaanta? af Soomaaliga iyo waxbarashada dalka xaggee ayay maanta kala joogaan? Waxaa buugga uu ifinayaa lagamamaarmaannimmada in la iskuxiro wixii shalay qabsoomay ama xumaaday, maanta xaaladda aan ku jirno, iyo tallaabooyinka loo baahanyahay in la qaado si wax loo toosiyo.Buuggan waxaa loogu talagalay cid kasta oo danaynaysa in ay hesho xogta aasaasiga ah ee afka Soomaaliga qoristiisa iyo guulihii laga gaaray. Wuxuu si gaar ah baraarujin u yahay da'da cusub ee aqoonyahannada ah. Waxaa si fiican uga faa'daysan kara cilmibaarayaasha oo ay ku jiraan ardada jaamacadaha ee qorsheeynaya in ay ku biiraan cilmibaarayaasha afka iyo suugaanta. Read more

ISBN10 1912411962
ISBN13 978-1912411962
Edition 2nd ed.
Language Somali
Publisher Xarunta Dhaxalreeb Publications
Dimensions 6 x 0.45 x 9 inches
Item Weight 10.4 ounces
Print length 196 pages
Publication date September 18, 2024

Correction of product information

If you notice any omissions or errors in the product information on this page, please use the correction request form below.

Correction Request Form

Product Review

You must be logged in to post a review